Baydhabo(INO)- Akhristiyaasha Sharaf leh ee Ku Xiran Shabakada Idalenews.com waxaa halkan idin ku soo gudbineynaa Barnaamijkii Todobaad laha ahaa Ee ” Barnaamijka Wacdaraha Dhalanyaradda Koonfur Galbeed Soomaaliya” oo Maalin weliba oo Sababti ah ka baxo Shabakadan.
Barnaaijka waxaan maanta ku soo qaadan doona, Wareysiyo la xariira arimaha Jecelka, Riwaayad iyo Sheekooyin kale oo Xiiso badan leh kuwaasoo aad Xamaasad Badan.
Dhageyso: Wareysi Gabar Reer Baydhabo ah oo Khiyaaney Wiil in Mudo ah Ay is Jecelaayeen
Halkan Ka Dhageyso Dood Kuluul: Ragga iyo Dumarka yaa Khiyaano Badan?
Halkan Ka Dhageyso Sheekadii Ninkii Bakiilka Ahaa Oo Aakhirto Tagey
Halkan Ka Dhageyso: Riwaayad Ka Hadleysa Dhibaatooyinka Farmashiyada Baydhabo, oo Dad aan Ehel u ahayn ka iibinyo Daawooyin.
©Idale News Online, Baydhabo