Dhageyso: Aqoonyahaan aragti ka bixiyay fashilka Wadahadalada Istanbul

0
219

Muqdisho(INO)-Iyadoo ay baaqdeen wadahadalada Somaliland iyo dowladda Soomaaliya ayaa mid ka mid Aqoonyahanada wax ka dhiga Jaamacadaha waxa uu dhaliilay burburka ku yimid wada xaajoodka.

YAHYA

Pro: Yaxye  Cali Ibraahim oo Madaxa Jaamacadda SIU ayaa sheegay in sharuuda Somaliland aysan aheyn wax ku haboon in la keeno masraxa wadahadalka.

“waa nasiib xumo iyadoo markii horaba rajada laga qabo wadahadalka ay liidatay in hadana la isku fahmi waayo qaabka uu u dhacayo wada xaajoodka” ayuu yiri Aqoonyahanka.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here