DHAGEYSO: Amarka la dul dhigay golaha wasiirada xukuumadii C/welli

0
186

Xafiiska xeer ilaalinta qaranka ayaa amaro dul dhigtay golaha wasiirada xukuumadii ra’iisul wasaare hore C/welli Sheikh Axmed Maxamed, kadib markii codka kalsoonida lagala laabtay.

Xeer-ilaaliyaha-Qaranka1

Xafiisyada hanti dhoorka iyo xeer ilaalinta qaranka ayaa sheegay in ogolaansho la’aan aysan dalka kaga bixi karin wasiirada, wasiir ku xigeenada iyo wasiir dowlayaasha maadaama kalsoonida laga laabtay.

War qoraal ah oo ay ku wada saxiixnaayeen  masuuliyiinta labada xafiis ayaa waxaa lagu sheegay in codka kalsoonida ay waayeen wasiiradaasi, sidaasi daraadeedna lagula xisaabtami doono howlaha ay qaranka u hayeen.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Muqdisho