Dhageyso: Al-shabaab iyo Maleeshiyaad Hubeysan Oo Ku Dagaalamey G/Sh/Hoose

0
234

Marka(INO)-Wararka ka imaanaya deegaanka Busley ee gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in halkaas uu dagaal xoogan ku dhexmaray maleeshiyaad hubeysan iyo AlShabaab.

Dagaalkan ayaa ka danbeeyay kadib markii ciidamo katirsan AlShabaab ay weerar xoogan ku qaadeen maleeshiyaad ay isbaaro utaalay deegaanka Busley sida uu sheegay qof goob jooge ah.

Wararka ayaa sheegaya in AlShabaab ay dagaalkaas ku dileen labo kamid ah maleeshiyadkii isbaarada dhiganeysay, isla markaana mid kamid ah labada ruux ee ay dileen ay qoorta ka gooyeen.

Hoos ka dhagayso Faah Faahinta

Idale News Online, Marka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here