Dhageyso: Al-shabaab iyo Ciidanka Itoobiya Oo Ku Dagaalamay Gobolka Bakool

0
351

Rab-dhuure(INO) Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa sheegaya iney maanta halkaa ku dagaalameen ciidamo ka tirsan kuwa Ethiopia oo ka yimid dhanka xuduudka dalkaas iyo rag ka tirsan Al-shabaab oo jidka u galay.

ciidamada itoobiya

Dagaalka ayaa ka dhacay meel duleedka ka ah degmada Rab-dhuure ee gobolka Bakool,dhinacyada dagaalamay ayaa isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan,lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalka,Al-shabaab ayaa sheegtay iney dagaalka ku dileen askar badan oo ka tirsan ciidanka Ethiopia.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Rabdhuure

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here