Agaasimaha Idaacada Warsan ayaa sheegay in ay jirdil xoogan u geesteen ciidamada dowlada kadib markii uu dib xuriyadiisa u hey.
Hilaal Sheikh Shuceyb agaasimaha Idaacada Warsan ee magalada Baydhaba oo dib xuriyadiisa u helay kadib markii ay xireen ciidamada boliska magaalada Baydhabo.