Kooxda Dabagalka Cunaqabataynta Soomaaliya iyo Eretriya ayaa daabcaday warbixintii sannadlaha ahayd ee ku inta badan xoogga saartay ku xadgudubka cunaqabataynta hubka, musuqmaasuqa, budhcad badeedda; argaixisada iyo is-hortaagga hawlhaha bani’aadminnimada.
Marka Hore dhageyso Warbixinta Musuqmaasuqa: [audio:http://realaudio.rferl.org/voa/SO/2013/07/18/9be40f10-6d89-42d9-9ea3-591884e7e820.mp3]
Dhageyso C/raxmaan Yariisow oo ka jawaabey eedeyntaas: [audio:http://kismaayo24.net/wp-content/uploads/2013/07/Dhageyso-Afhayeenka-Madaxweynaha-Soomaaliya-1.mp3]
Kooxda waxaay warbixinteeda ku edeysay Madaxweyne Xasan Sheikh in u ku soo baxay doraasho Musuqmasuq ah waxaa sido kale lagu edeyay Madaxweynaha in uu lacagaha lagu galay doraashada u ka helay wadanka Qadar.
Dhanka kale waaxaa warbixintaasi markiiba beniyay Afhayeenka Madaxtooyada Eng Cabdiraxman Yariisow waxaana uu sheegay in edeynta madaxweynaha ay tahay mid lagu dag dagay oo aan la aqbali karin