Xildhibaan Aadan Madoobe horeyna u soo noqday gudoomiyihii baarlamaanka dowladii kmg Somalia ayaa sheegay in shirka ka socda Baydhabo uu meel wanaagsan maraayo isla markaasna dhowaan la filaayo in lagu dhawaaqo madaxdii hogaanka u qaban laheyd maamul ka kooban lix gobol.
Home Idale Somali News Update Dhageyso: aden Madoobe oo ka hadlayaa qorshaha maamul usameynta gobolada Koonfur Galbeed...
Latest article
Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada
Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...
Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay
Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar
idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...