Baydhabo(INO)- Abwaan Tarash oo ka mid ah Hal abuurada Gobolada koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa mudo 4 sano ka dib, dib ugu soo laabtey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, isagoona mudadaas uu ku suganaa Degmada Buurhakaba Ee gobolka Bay.
Halkan Ka Dhgeyso
Idale News Online, Baydhabo