DHAGEYSO: Aadan Madoobe “Dadka Kismaayo waa lagu qasbayaa maamulka welina dagaalkii ayaa ka taagan”.

0
199

Aadan Madoobe oo ah mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya isla markaana horay mar u soo noqday afhayeenka baarlamaankii KMG ayaa sheegay in magaalada Kismaayo aysan noqon Karin meel u sameysan maamul wanaagga.

Waxa uu sheegay Aadan Madoobe in KIsmaayo lagu dagaalmay oo aan lala bar-bar dhigi Karin magaalada Baydhabo ii uu ku sifeeyay inbay tahay magaalo six or ah maamul loogu doortay.

Waxaa kaloo uu hoosta ka xariiqay in dagaalkii dhanka maamulidda Kismaayo oo ka qarxay sanadkii hore illaa iminka uu ka taagan yahay.

QEYBTA HOOSE KA DHAGEYSO:

[audio:[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2014/04/Adan-madoobe-mobil.mp3|autostart=yes]


Madoobe