Dhageyso: 40 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootey Degaanka Daynuunaay Ee Gobolka Bay

0
195

Daynuunaay(INO)- Deeganka Daynuunay Ee Gobolka Bay ayaa waxaa Dilaacey Cudurka Shibin Biyoodka waxana Halkaasi laga soo sheegeyaa in dad Afartameeyo ah ay ugu geeriyoodeen.

Gudoomiyaha Degaankaas Zakariya Cali Yarrow  ayaa ka Hadley Dhibaatada Cudurka shuban Biyoodka Uu ku Hayo Dadka deegankaasi oo dad Badan ay u dhinteen qaar kalena ay Hada ay lacil darnyihiin .

Halkan Ka Dhageyso

Wariye Feysal Dhayow Xuseen