Madaxweynaha Soomaaliya ayaa asagoo Xalay ka qeyb galayay Barnaamijka Dood wadaag ee ka baxa TVga Universal waxaa uu sheegay dowlada SooMaaliya in cafis ay ufidinayso Saraakiisha Alshabaab hadii wadada hada ay ku socdaan ay kasoo leexdaan oo ay cadeeyaan in ay badaleen fikirkii alqaacid ee dagaalka ahaa, Xasan Sh in Xitaa Axmed Godane la Cafinayo hadii uu wadada uu ka soco uu ka soobaxo.
Halkan Ka Dhageyso.
[audio:http://radiokulmiye.com/knn/wp-content/uploads/2014/06/ajeey-yy.mp3|autostat=yes]Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa sheega Waqtiyadii danbe ee dalka Madaxweynaha uu ka nqoday Xasan Sh in waqtigaa dalka halka uu joogay uu san dib oga dhicin,Islamarkaana aysan Fashilmin Dowladda uu Hogaamiyo.
Kulanka Xalay e Su’aalaha lagu Weydiinayey Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa Goobjoog ahaa Raisul wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanak Soomaaliya.
Idale News Online, Muqdisho.