Baydhabo(INO) Ganacsatada Danyarta ah ee Magaalada Baydhabo oo dhawaan laga aruuriyey Miisaskooda ee yaaleen hareeraha Wadooyinka ayaa ka Cabsho ka Muujiyey Shaqo la’aan iyo weliba waxay sheegeen in Koonfur Galbeed Soomaaliya ay waayeen Naxariis.
Waxayna Baaq u direen Ku simaha madaxweynaha Koonfur Galbeed, Maamulka Gobolka iyo midka degmada Baydhabo.