Dhagesyo:Maamulka Gobolka iyo Kan Degmada Baydhabo Oo Deeq Daawo Ah Gaarsiyey Isbitaaalka Baydhabo

0
201

Baydhabo(INO)- Mamulka Gobalka Bay iyo kan Degmada Baydhabo ayaa maanta Deeq Daawo ah gaarsiyey isbitaalka weyn Ee Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bakoo.

Waxaa deeqdasi lagu wareejiyay Agaasinaha Guud Ee Cusbitaalka C/Fatah Xaashi Gaabow taasoo loogu talagalay bukaanada cudurka shuban biyoodka la iildaran ee Ku jiro Cusbitaalka Baydhabo.

Mas’uliyiinta maamulka Gobalka Bay iyo Kan Degmada Baydhabo ayaa ugu baaqay shacabka KG Soomaaliya  kasoo jeeda inay caawiyaan bukaanada kujira cisbitalka guud ee Baydhabo.

Idale News Online Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here