DhagaysoBBC: muranka dhulalka oo Muqdisho kusoo badanaya

0
218

Muqdisho(INO)-Muranada dhulalka ayaa ku sii kordhaya caasimadda Muqdisho xili ay soo badanayaaan qoysaskii sagaashamaadkii ka qaxay ee hantida ku lahaa magaalada oo dib ugu soo laabanaya.

Muqdisho

Is jiidjiidka dhex mara dadka wada sheeganaya dhulalka ayaa loo aaneynayaa in ay sabab u tahay burburkii wadanka ku dhacay oo sababay in hal dhul dhawr document loo samaysto taasoo abuurta is faham la’aan la soo gudboonaato dadka kala sheeganaya hantidaasi.

Halkan ka dhagayso.

Idale News Online, Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here