Ceelcade(INO)- Diyaaradaha dagaal ee Kenya ayaa duqeyn kale oo xoogan ka geystay deegaano katirsan gobolka Gedo ee Koofur Galbeed Soomaaliya.
Duqeyntan oo bilaabatay todobaad kahor ayaa waxaa si gaar ah loogu bartilmaameedsaday deegaano ay ku sugan yihiin dad shacab ah sida ay sheegeen odayaasha dhaqanka.
Ilaa haatan waxaa la ogaanayaa in ku dhawaad 20 qof oo shacab ah ay ku dhinteen duqeynta ay ciidamada Kenya ka geysteen Gedo.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Ceelcade