DEG DEG:Dhageyso Qarax Xoogan Oo Ka Dhacey Degmada Buur-Hakaba Ee Gobolka Bay

0
457

Buur-Hakaba(INO)-  Qarax Qasaaro Geystey Ayaa Sacado Ka Hor Waxaa Uu Ka dhacey Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Bay.

Qaraxaasi Ayaa Sida La sheegey Ayaa Waxaa Ku Dhaawacamey Inkabadan 10 Qof Oo Shacab Ah Gudoomiyaha Degmada Buur-hakaba Maxamed Abdi Maxamed Nuur Oo U Warimayey Idalenews.com Ayaa Waxaa Uu Fahfaahin Kabixiyey Qasaaraha Kadhshtey Qaraxaasi Kadhacey Degmada Buur-hakaba Ee Gobolka Bay.

Halkan Ka Dhageyso

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}