Diinsoor(INO)- Gudoomihaya Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay Ibraahim Maxamed Nuur Ayaa Waxaa Uu Kahadley Misana Beeneyey Wararka Ay Sheegeyaan In Ciidamada Itobiya Ay Baneyeen Degmada Diinsoor Ee Gobolka Bay.
Dhanka Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Hada Jawiga Degmada Uu Yahay Mid Degen Ciidamada Itobiya Iyo Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya Degmada Diinsoor Iyo Tulooyinka Kale Ee Hoostaga Ay Ka Wadaan Howlgalo Kadhan Ah Urarka Al Shabaab Waa Sida Uu Sheegey Gudoomiyaha Degmada Diinsoor Ee Gobolka Bay.
Hadalkaani Ayaa Waxaa Uu Imaneyaa Kadib Markii Sheley Ciidamada Itoobiya Ay Ka Baxeen Degaanka Goof-gaduud Shabeelow Oo Katirsan Gobolka Bay Ee Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya.
W/Q;Wariye Siidcali Muuse Maxamed Ateera