DEG DEG+Dhageyso: Prof. Jawaari Oo Goordhow Shaaciyey inuu Yahay Musharax Taagan Qabashada Xilka Gudoonka BFS.

0
213

Muqdisho(INO)- Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan Jaawari oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta shaaciyay in uu u tartamayo Xilka Guddoomiyaha  Gollaha Shacabka.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jaawari ayaa sheegay in uu  doonayo in uu la yimaado isbedel siyaasadeed oo dhab ah, lana Xiriira Maamulka Baarlamaanka Soomaaliya.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ahaa gudoomiyihii Baarlamaankii uu waqtigiiso dhamaaday. Waxaa uu xildhibaanada  Baarlamaanka ka dalbaday iney Codka siiyaan, kuna doortaan Kartida, Aqoonta, iyo Isbadalka Siyaasadeed.

Waxaa uu sheegay in uu waxbadan  qabtay xilligii uu hogaanka u haayay Baarlamaankii 9-aad .

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here