DEG DEG+Aqriso: Beelaha Maanta Galaya Doorasha KGS Iyo 5 Kursi Oo Lagu Dooranayo Baydhabo

0
251

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 2aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana 5 Kursi ayaa maanta lagu dooranaya Magaalada Baydahbo oo Aqalka Hoose ah.

Beelaha galaya waxay kala Yihiin
1. Silcis/Hawiye
2. Wadalaan/Hawiye
3. Gare/ Digil
4. Barwaani
5. Shanta caleemood/ Jambaluul/Digil.

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.