DEG DEG:Al Shabaab oo si Buuxda Ula Wareegay Magaalada Marka Ee G/Sh/Hoose

0
453

Marka ( INO)-Xarakada Al Shabaab ayaa maanta si buuxda ula waereegay Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose.

La wareegista Al Shabaab ayaa ka dambeysay kadib markii Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay isaga baxeen degmadaasi.

Wararka ayaa sheegaya in markii Al Shabaab ay la wareegeen Magaalada Marka in Saraakiishooda ay dadka shacabka ah Goob fagaaro ah ugu Khudbeeyeen.

Marka ayaa noqotay meel ay isku bed bedelaan Ciidanka dowladda , Al Shabaab iyo Maleeshiyaad intab.

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay