Muqdisho(INO)- Ciidamo ka tirsan Maleeshiyada Al Shabaab ayaa Weerarey Hotel Dayax Ee magaalada Muqdisho oo ammaankeeda ay si adag u ilaaliyaan ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS.
War rasmi ah oo kasoo baxay Maleeshiyada Islaamiga Ee Al Shabaab ay ku sheegatay mas’uuliyadda weerarka ka socda Hoteelka Dayax.
Al shabaab waxay sheegtay in ciidamadooda aad u hubeysan Waa Sida Hadalka u dhigeene ay u suurta gashay in ay gudaha ugalaan Hoteelka halkaas oo ay ka dagaalamayaan.
lasoco wixii soo kordha