DEG DEG: Xaniifa Maxamed Ibrahim Xaabsade oo ku guuleysatey kursiga 3aad ee Beesha Leysaan/Reer Banaani

0
224

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 3aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Xaniifa Maxamed Ibrahim Xaabsade ay ku guuleysatey kursiga 3aad ee Beesha Leysaan/Reer Banaani

  • Xaniifa Maxamed Ibrahim Xaabsade 44 cod.
  • Umaano Cali Xareed  0 Cod.

FG: 45 Ergo ayaa soo xaadirtey Goobta Doorasahda, 1 Codna Wuu halaabey.

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad ula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.