DEG DEG: Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hub ka Dhigista iyo Dhan Celinta Oo Ku Naf Waayey Qaraxii Baydhabo

0
204

Baydhabo(INO) –Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hub ka dhigista, Dhan Celinta iyo Tababarada Maleeshiyaadka  KG Soomaaliya   Nuur Oo Ku Naf Waayey Qaraxii  Shaley  ka dhacey Baydhabo.

Qoraal ka soo baxay Ururka Al Shabaab ayaa lagu sheegay in Weerarkaasi ay ku beegsadeen Saraakiil ka tirsan Dowlada  Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyo sidoo kale Xubno ka tirsan Odayaashii soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi.

Weerarkaasi ay sheegteen Ururka Al Shabaab ayaa sidoo kale Dadkii ku dhintay waxaa ka mid ahaa Dadkii ku dhintay Qaraxyadaasi uu ku jiro Wasiir ku xigeenka Wasaarada Hub ka dhigista iyo Dhaqan celinta Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Idale News Online,Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here