Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Safiyo Xasan Nuur ay Ku Guuleysatey Kursiga 2aad Beesha Jiido, iyadoona Heshey 46 cod.
Maryan Maxamed Aaden, way tanaasushey.
Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.