Muqdisho (INO)—Qarax xoogan ayaa goordhow laga maqlay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya , gaar ahaan Nawaaxiga Maqaaxida The Village.
wararka ayaa sheegaya in qaraxa dhaawac iyo dhimasho uu geystay walow aan la ogeyn xaddigeeda.,
Ma cadda cidda qaraxaasi lala bartilmaamsaday, iyadoona meesha ay wax ka dhaceen ay inta badan ku qaxweeyaan Saxafiyiinta ka howlgala Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
Warkan Waxii Ka Soo Kordho kale Wararkeeyga Dambe
Idale News Online, Muqdisho