DEG DEG: Prof. Jawaari Oo Ku Guuleystey Gudoonka Baarlamanka Soomaaliya

0
177

Baydhabo(INO)- Gudoomiyaha KMG ah Ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa Goordhow ku dhawaaqey Natiijada Doorashada Gudoonka Baarlamanka Soomaaliya isla markaana waxa Goordhow Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Ku guuleystey Gudoonka Baarlamanka Soomaaliya.

  • Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari 141 Cod,
  • C/rashiid Maxamed Xidig 97 cod ,
  • C/ftaax Maxameed Ibrahim Geesey 17 cod iyo
  • Idiris cabdi Takhtar 2 cod