waxa Goor dhaweyd Iskooska KMG ee Magaalada Mqudisho lagu dilay Muwaadin u dhashay Dalka Turkiga ah oo Maraayaya Iskooskaasi isago watay Gaari.
Muwaadinka u dhashay Dalka Turkiga ayaa dilay kooxo Bastoolado ku Hubeysan oo watay gaari ka dibna wey ka baxsadeen Goobta.
ilaa hada ma cado Sababta loo dilay Muwaadinkaasi u dhashay Dalka Turkiga mana jirto Cid si rasmi ah u sheegatay Dilkaasi.
Dowlada Turkiga ayaa Gudaha Magaalada Muqdisho waxay ka wadaa Howlo Mashaariic ah oo lagu Hormarinayo Dalka Soomaaliya.
Idale News Online,Muqdisho.