Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 3aad Ee doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Maxamed Saciid C/laahi Oo Ku Guuleystey Kursiga 2aad Ee Beesha Bagadi/Abaasaad.
Waxayna Kala Heleen Cododka La Dhiibtey.
- Maxamed Saciid C/laahi 40 cod
- Keyse Mayow Abuu Xasan 1 Cod.
- Khaalid Cumar Cali 3 Cod,
Ergada ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa soo dooranaya xubnaha ay u arkaan in ay u qalmaan xilkan.