DEG DEG: Maxamed Axmed Garweyne Oo Ku Guuleystey Kursiga Labaad Ee Beesha Hariin/Waraasile

0
216

Baydhabo(INO)- Waxaa Maalintii labaad ka Socoda Magaalada Baydhabo doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Maxamed Axamed Garweyn uu Ku guuleystey Kursiga  2aad Ee Beesha Hariin/Waraasile oo yaala Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Mudane Maxamed Axmed Garweyne waxa uu ka adkaadey wareegii labaad Sacdiyo.

Sidoo kale, Doorashada ayaa weli socota, iyadoo at musharraxiin badan ku tartamayaan 69-ka kursi ee la doonayo inay kasoo baxaan Koonfur-galbeed oo afar ka mid ah la doonayo inay haween noqdaan, sida at sheegeen guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya.

SONY DSC
SONY DSC
Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.