DEG DEG: Malaaq Malabow iyo Malaaq C/rashiid Sheekh C/salaan Oo Weerar ismiidaamin Ah Lagu Diley Muqdisho

0
226

Muqdisho(INO)-  Alle ha u naxariiste waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho Weerar Ismiidamin ah Lagu Diley malaaq Malabow iyo Malaaq C/rashiid Sheekh C/salaan oo ka mid ah ahaayeen Gollaha Odayaasah Dhaqanka KGS.

Waxaa dhawacyo halis ah Soo gaarey Malaaq Xasan Buulle iyo Malaaq Shariif Muxyidiin.