DEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka soo horjeestey isku shaandheyta gollaha wasiirada soomaaliya.

0
219

Wararka naga soogaarayo muqdidho ayaa eaca ay sheegayaan in madaxeyne xasan sheekh uu ka soo horjeestey iskushaan dheyta gollaha wasiiradda soomaaliya.

War qoraal ah oo ka soo baxdey xafiisks madaxweynaha ayas lagu sheegey warkaas.

Maanta ayey ahayd ka dibmarkii RW cabdi weli uu isku shaandheeyey gollaha wasiiradiisa.
breakingIdaleNews
Idale News Online,Muqdisho