Wararka haatan ka imaanayo magaalada baydhabo waxa ay sheegayaan in wefdi balaaran oo hogaaminayo madaxweyne xasan sheekh maxamuud uu gaarey magaalafa baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
Boqolaal dad weyne isugu jira odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta horboodeyso maamulka seddexda gobol& maamulka gobolka bay ayaa si weynugu soo dhaweeyey garoonka shaatiguduud ee magaaladaasi.
Sidoo kale, waxa saaka aroottii hor gaaarey wefdi xildhibaano ah isla markaana hordhac u ahaa imaatinka madaxweyne xasan sheekh maxamud.
Ujeeda safarka madaxweynaha ayaa waxa ay ku qotoman tahay sii ugu qiib gali lahaa wejiga ee shirka maamul u sameynta gobolada KG soomaalya oo lagu wado in maanta ka furmo magaalada baydhabo janaay.
Idale News Onlone, Xafiiska Baydhabo Janaay.