Muqdisho(INO)- Hogaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ayaa ku heshiiyay in dib loogu laabto kursiga Beesha Macalin weynee laga soo doorto degaanada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Kuriga lagu laabanyo ayaa horay waxaa ugu guulaystay Sheekh Shaacir Sheekh Maxmed.
Xildhibaan Sheekh Shaacir Sheekh Maxmed ayaa ku soo baxay Doorashada xubnaha baarlamaanka Aqalka Hoose ee ka dhacday magaalada Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
Hogaamiyeyaasha Madasha ma sheegin Sababta keentay in dib loogu laabto kursigaasi