DEG DEG: Kullan Looga Halaayey Mustaqbalka iyo Aayaha KGS Oo Goordhow Lagu Soo Gebo Gabeeyey Muqdisho

0
185

Muqdisho(INO)- Kulan balaaran ayaa ka soconaya hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ,waxaana kulanka loogu magac daray badbaadinta Koonfur  Galbeed Soomaaliya.

Siyaasiyiinta kulanka fadhida waxaa ka mid ah Aden Saran soor, Dr Khalid Cumar , En Salah Seekh Cismaan Muuse , wasiir Beegoos, Abdirizaq sheikh, Ex. wasiir Amina Mursal , Ex. Xildhibaan  Samaan Maxamed Daahur  iyo Xildhibaano DFS ka tirsan, Odayaal dhaqmeedyo oo ay mid yihiin Maalaaq  Ibrahim Leysaamow, Malaaq Siidow Muuse Maadow iyo kuwo kale oo badan.

kulanka ayaa waxa looga so horjeeday Shariif Xasan inu si hogaamiyo Maamulka K/Galbeed

Siyaasiyiintan aya Ah kuwo xildhibaanimo ka so waayey Baydhabo

Si kastaba ha ahaatee cadaadiska cusub ee Shariif Xasan aya u muuqdo mid u eg kii Guuleed oo kale Galmudug xildhibaanada uga tuuraan.

La Soco Goordhow Warsaxaafadeed, Sawiro iyo Cod Kala Gedisan .