Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Isaaq Maxamed Maxamuud Oo Ku Guuleystey Kursiga 2aad Beesha 5ta Caleemood/ Jambaluul.
- Isaaq Maxamed Maxamuud 44 cod
- Cabdulahi Ibrahim Cusmaan, Wuu tanaasuley, cododka inta kalena way halaabeen.