DEG DEG:-Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Billaabatay

0
233

Baydhabo(INO)- Goor dhaw waxaa xarunta Shirarka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay si rasmi ah uga billaabatay doorashada gudoomiyaha baarlamaanka iyo Ku Xigeenadiisa.

breakingIdaleNews

Xilalkan waxaa u tartamaya musharraxiinta kala ah:-

  • Cali Xasan Cismaan
  • C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye
  • Xasan Buulle
  • Aweys Xuseen Macalin
  • Maxamed Nuur

Tirada guud ee Xildhibaanada waxa dooranaya ayaa ah 149, waxaana hada hoolka xaadir ku ah 146 Xildhibaan halka 3 Xildhibaan aysan soo xaadirin.

Dhammaan Musharraxiinta xilalkan u tartamaya ayaa jeediyay khdbadaha ay ku sheegayeen waxa ay qaban doonaan.Codeynta doorashada ayaa ah mid qarsoodi ah.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Idale News Online Baydhabo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here