DEG DEG:- Diyaarado dagaal oo hadda madaafiic ku riday Baraawe

0
193

Wararka haatan naga soo gaaraya degmada Baraawe ee gobalka Sh/hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi diyaarado dagaal ay madaafiic culus ku rideen.

Diyaradahaan oo Miigag ah ayaan la ogeen halka ay ka yimaadeen, cida leh iyo qasaaraha ay geesteen.

Xaaladda guud waa mid aad u kacsan,waxaana shacabka ay yihiin kuwo kala cararay, iyadoona mid ka mid ah gantaalada ay ku dhaceen sida la sheegay saldhig Al-shabaab ay lahaayeen.
baraawe waxa gacanta ku haaye kooxda alshabab ee somaaliya.

la soco waxii ka so kordho, shabakada idale news onle
breakingIdaleNews
Idale News Onlie