Gedo(INO)-Wararka ka imaanaya gobalka Gedo, gaar ahaan deegaano hoostaga degmada Baladxaawo waxay sheegayaan in halkaasi duqeyn xoogan ay ka wadaan diyaaradaha dagaalka ee Kenya.
Diyaaradahaan oo ah kuwa Miiga ah ayaa la sheegayaa in meel shacab degan yahay ay saaka illaa iyo haddao. ay duqeynayaan, sida Shabakada xoghoose u sheegeen dad halkaasi ka dhaw.
Xoolo badan ayaa dhamaaday, Khasaaraha shacabka Soo gaaray lama Oga, laakiinse duqeynta waa mid aad u xoogan.
La Soco wixii soo kordha.
Idale News Online, Gedo