DEG DEG: Codeynta Wareegga Koowaad Ee Doorashada Madaxweynaha Oo Soo Gabagabowday

0
178

Muqdisho(INO)Waxaa lasoo gabagabeeyey wareegga Koowaad ee doorashada madaxweynaha, kadib markii ay codeeyeen 328 mudane.

Waxaa goor dhow bilaabanaya tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaannada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyaga oo u codeynaye 21 mudane.

Waxaa la tirin doonaa codadka, haddii ay dhacdo in musharrax uu keensado 219 cod isaga ayaa madaxweyne ah, haddii aaney taasi dhicinna waxaa loo gudbi doonaa wareegga Labaad ee doorashada.

Musharraxiinta tartameysa ayaa kala ah:

Musharraxiinta tartameysa:

Shariif Sheekh Axmed

Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke

Maxamuud Maxamed Culusow

C/qaadir Cosoble Cali

Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

Maxamed Cali Ameeriko

C/naasir Maxamed Cabdulle

Maxamed C/llaahi farmaajo

C/raxmaan C/shakuur Warsame

Jibriil Ibraahim Cabdulle

Cali Xaaji Warsame

Saciid C/llaahi Deni

Saciid Ciise Maxamuud

Xasan Sheekh Maxamuud

Maxamed Axmed Jabarti

Maxamed Cabdirisaq

Cabdulahi Cali Axmed

Cabdulahi Cilmooge Xirsi

Bashiir Raage Shiiraar

Xaaji Maxamed Yaasin

Axmed Maxamed Cabdi

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale