DEG DEG: Cali Yusuf Osman (Cali Ganey) oo ku guleystay kursiga Beesha Silcis Gorgaarte Ee KGS

0
356

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 2aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Cali Yusuf Osman (Cali Ganey) oo ku guleystay kursiga Beesha Silcis Gorgaarte Hawiye  Ee KGS,

Cali Yusuf Osman (Cali Ganey) Ayaa heley 41 Cod,  halka Musharax Muxsin Axmed Cumar 10 uu heley.

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.

ali2