Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Cabdulaahi Xuseen Cali MUUSE Oo Ku Guuleystey Kursiga 2AAD E Beesha Biimaal
Cabdulaahi Xuseen Cali Ayaa heley 50 Cod, isla markaana musharaxad Xakiimo Cali Jimcaale way tanaasushey.