DEG DEG: Axmed Cumar Islow Oo Ku Guuleystey Kursiga Ee Beesha Wacdaan Ee KGS

0
270

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 2aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Axmed Cumar Islow uu Ku guuleystey Kursiga Wacdaan Cismaan/Hawiye oo yaala Koonfur Galbeed Soomaaliya.

  • Axmed cumar islow 40 cod
  • Xamda xasan xusen 1cod
  • C/qani cllahi maxamed 7cod
Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.