DEG DEG: ASWJ oo saacado u qabatay DFS inay ka baxdo gobollada dhexe.

0
224

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaa Xalay ilaa  Maanta ka socday Shir ay lahayeen Ahlusunnad Gobolada dhexe iyo Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya Urur Goboleedka IGAD iyo Dowladda Itoobiya.

Shirka ayaa waxaa looga hadlayey in Magaca Ahlusunna la iska dhaafo islamarkaana Magaca Dowladda Soomaaliya la qato oo Ciidamada Ahlusunna ay Dowladda ku soo biiraan.

Gudoomiye kuxigeenka Golaha Fulinta Ahlusuna Axmed C/laahi Ilkacase ayaa Faah-faahin ka bixiyey Shirka iyo Ismaadhaafka ka dhashay.
breakingIdaleNews

Idale News Online,dhuusamareeb.