DEG DEG: Amina Xasan Cali Oo Ku Guuleysatey Kursiga 2aad Ee Beesha Galadi/ Tolweyne

0
293

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 2aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow,   Amina Xasan Cali  ay ku Guuleysatey Kursiga 2aad Ee Beesha Galadi/ Tolweyne, iyadoona Heshey 49 Cod.

FG: Qof lama tartamin Amina.

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.