Baydhabo(INO)– Wararka inaga soo gaaraya Degaanka Masuubiye oo u dhaxeeya Awdiinle iyo Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ku dhinteen Dad biyo ka cabay War-biyood la sumeeyay.
Inta la xaqiijiyay ilaa iyo 30 Qof ayaa ku dhimatay War-biyoodkan la sumeeyay, kuwaas oo isugu jira Haween, Caruur iyo Dad Da’ah, sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta Koonfur Galbeed.
Sidoo kale ku dhowaad 10 Qof ayaa xaaladooda caafimaad waxa ay tahay mid daran, maadaama ay isticmaaleen Biyaha laga soo dhaamiyay War-biyoodka sumeysnaa.
Dadka Degaanka ayaa goordhow u xaqiijeen Shabakada Wararka idale News Onlie