Dad weyne Fara badan Oo Lulayo Calanka Dowlada KGS Oo Hada Taagan Wadooyinka Marka

0
390

Marka(INO)-Banaabaxyo ayaa waxa ay haatan ka socdaan xaafada Ayuub,Buulo jaan,Buufow,Xaafad ruusiya iyo Awbaalle oo kawada tirsan degmada Marka.

SOO DHAEEYEY

Dad weyne aad u tiro badan ayaa isugu soo baxay bartamaha magalada marka iyagoo soo ku dhawaaqaya halku dhigyo ay ku soo dhaweynayaan masuuliyinta goor dhow ku wajahan magaalada marka.

Mid kamida ah dadka deegaanka oo la hadlay Warbaahinta Idale News Online  ayaa waxa uu sheegay I n dhamaan goobaha ganacsiga iyo waliba waxbarashada magaaladu ay tahay mid xidhan.

Wafdigan aya ka dhaqaaqaya deegaanka Ceel jaale ee duleedka magaalada Marka. Waxyna ku wajahnyihii gudaha magaalada marka.

Ciidamo ka tisan kuwa Amisom ayaa lagu arkayaa xaafadaha magaalada Marka.

Wixii ku soo kordha wararkaan wararkeena dambe nsh.allh

Idale News Online, Marka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here