Wararka ka imanaya gobolada dhexe ee Somalia ayaa sheegay in deegaanada qaarkood uu ka dilaacay cudurka Jadeecadu. Agaasimaha Cisbitaalka magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud, Maxamed Cumar Yuusuf ayaa sheegay in dad 100 qof kor u dhaafayaa ay la il daran yihiin xanuunkan Jadeecada.
Wariyaha VOAda Cabdiwaaxis Macallin Isaaq ayaa Agaasime Maxamed Cumar arrintan ka wareystay.
Xigasho Voa