Daawo:Wiil 6 Sano jir Soomaaliyeed Oo Maskaxda Ka Xafiday Dhamaan Magacyada Madaxda Caalamka

0
221

Hargeysa(INO)-Wiil aad u yar laguna magacaabo Maxamed C/Qaadir Axmed ayaa waxaa lagu sheegay in uu yahay Mucjiso ku cusub dadka Soomaaliyeed kaas oo dusha sare ka yaqaan dhamaan madaxda ugu caansan Caalamka .

wii yar

Wiilkaan oo ah mid aad u caqli badan wuxuu Aabihiis warbaahinta u sheegay in uu mararka qaar Wiilkiisa la yaabo maadaama magacyada madaxda Caalamuu ka ka bartay kaliyah Telefishinada Caalamka oo inta badan uu ku daawado xaafadiisa .

Hoos Ka Daawo Muqaalka


Idale News Online, Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here