Muqdisho (INO)-kadib markii baarlamaanka Soomaaliya uu ansixiyey Wasiirada Cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa Lala dhex qaaday Cod baahiyaha iyagoo ka hadlay dareenkooda.
Xubnaha Golaha wasiirada ayaa waxay intooda badan Sheegeen inay Rajaynayaan inay si wanaagsan u gutaan Howsha loo igmada, Sidoo kalana ay Bulshada Soomaaliyeed Samatabixin Doonaan Hadii alle idmo.
Halkan Ka Daawo.